Photo of a big bunny rabbit!The Best In the World Web hostingWeb hosting

Ciyaaraha NEWS

Newcastle United oo lacag 18 milyan dul dhigtay Andy carrol

Published by on July 30, 2012

Newcastle United oo lacag 18 milyan dul dhigtay Andy carrol thumbnail

Kooxda ka dhisan magaalada Newscastle ee Newcstle United ayaa markaan waxay u suxul duubaysaa sidii ay mar labaad u soo xero galin lahaayeen laacibkoodii hore ee hadese u ciyaara kooxda Livirpool Andy Carrol oo ay doonayaan in ay mar labaad Keenaan Garoonka kooxda Newcastle United ee St James bark

Alan Pardew macalink kooxda Newcastle ayaa mar hore doonayey in uu si dayn ah ku soo ceshto laacibkiisi hore lkn kooxda uu xidigan ka tirsan yahay ee livirpool ayaa ka dhago adeegtay in ay si dayn ah ku bixiyaan xidigan

Lkn Goal.com ayaa ogaatay in kooxda Newcastle ay ku soo dhawaanayso saxiixa xidigan horay ugu ciyaari jiray kooxda oo ay hada rabto in ay mar labaad garoonka dib ugu soo celiso oo ay ku soo xero galiso lacag dhan 18 milyan oo Euro

Ilo ayaa sheegaya in kooxda Newcastle United ay aa Sheegaya in kooxdan ay diyaarinayso ugu danbayn doonayso in ay lacagta Carrol ka dhigto 18 milyan si ay u soo xero galiso Andy oo mar labaad u xirto maaliyada kooxda Newcastle Unitd ka

Rodgers macalinka Livirpool ayaa diiday in uu si dayn ah ku bixiyo Andy lkn waxaa uu qiray in wali naadiga ka dhisan Mersyside ka ay rabto in ay sii hayso xidigan 23 jirka ah

Dhinaca kale kooxda Sanadkaan ku cusubhoryaalka England ee Westham ayaa kor dhisay qiimaheedii ay ku doonaysay Andy iyadoo kor u kacday 2 milyan oo ka dhigtay 16 milyan OO Euro si ay iyaduna u hesho andy Carrol ka Livirpool

 

Number of View :156

Install the ratings plugin

Popularity:
144 views
Comments:
None
Toolbar:
Print This Post Print This Post add your comment add this to delicious add this to digg share this on facebook Stumble this item




XHTML: You can use these tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

SOCIALISE WITH US:     YouTube   ·   Twitter   ·   Facebook   ·   Flickr   ·   Gal!!!   ·   MySpace   ·   Digg   ·   Technorati

Halkan Waa Qeybta Wadasheekeysiga Skysom0.4.7
Riix Halkan Si aad ula sheekeysato Asxaab Badan ()