Photo of a big bunny rabbit!The Best In the World Web hostingWeb hosting

Ciyaaraha NEWS

Carl Jinkenson oo amaan kal dul dhacay xidigaha cusub ee kooxda gunners ee Arsenal

Published by on July 16, 2012

Carl Jinkenson oo amaan kal dul dhacay xidigaha cusub ee kooxda gunners ee Arsenal thumbnail

Xidiga da’da yar ee kooxda arsenal eeka dheela xaga difaaca khaas ahaan baalke midig ayaa sheegay in arsenal ay ku sasanayd soo iibsashadii labada xidig ee arsean dhawaan la soo wareegtay ee Lukas Podelsky oo ay kala soo wareegtay kooxda Cologne ee dalka germalka iyo Xidiga Olivier Giroud oo ay kala soo wareegtay kooxda qaaday horyaalka France xili ciyaareedkii dhamaaday ee Montplier

Inkastoo arsenal ay xaalda adag ku jidho oo hada shaki wayn uu ku jiro mustqabalka kabtankooda Roben vanpersie oo diiday in uu heshiis cusub u saxiixo kooxdiisa Arsenal oo lala xiriirinayo kooxaha ka wada dhisan Manchester ee City iyo United iyo waliba kooxaha PSG iyo kooxda Reer Talyaani ee Juventus oo dhamaantood ku qortay liiskooda weerar yahankan reer Duch

Carl waxa uu sheegay in labadaan xidig ay arsenal u horseedi karaan in ay ka saaran abaarta dhinaca koobabka ah ee oo aysan Arsenal wax koob ah aysan qaadin 7 sano ee ugu danbaysay waxana uu hadalkiisa uu ku daray in laacibiintan ay ku faraxsan yahay in ay ku soo biiraan kooxda oo ay ku qanacsan yihiin saxiixa kooxdan reer london

Dhinaca kale Jinkson ayaa isna amaanay tababaraha kooxda arsenal oo ku sheegay tababare khabiir oo ku sax sanaa heshiiska xidigahan ka soo kala jeeda France iyo Germany

20 jirkaan  carl jikson uu ka mid ahaa xidigihii dhawaan ku guulaystay koobkii saaxiibtinimo ee Arsenal iyo South hambton

Waxayna xidigan kala soo wareegtay xagaagii hore kooxda heerka labaad ee Shifield Wensday lacag dhan 2.8 milyan oo Euro wuxuuna sanadkii hore caawiye buuxda uu ahaa xidiga reer France Bacary Sagna oo marka uu dhaawacmo uu badali jiray xidigaan Carl jinkson

Skysom.net

 Waxaa qoray Maxamuud cabdi saciid fantastic
Number of View :158

Install the ratings plugin

Popularity:
157 views
Comments:
None
Toolbar:
Print This Post Print This Post add your comment add this to delicious add this to digg share this on facebook Stumble this item




XHTML: You can use these tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

SOCIALISE WITH US:     YouTube   ·   Twitter   ·   Facebook   ·   Flickr   ·   Gal!!!   ·   MySpace   ·   Digg   ·   Technorati

Halkan Waa Qeybta Wadasheekeysiga Skysom0.4.7
Riix Halkan Si aad ula sheekeysato Asxaab Badan ()