Photo of a big bunny rabbit!The Best In the World Web hostingWeb hosting

Ciyaaraha NEWS

David Villa oo diyaar u ah in uu ku soo noqdo kooxda Barcelona Tababarkeeda

Published by on July 15, 2012

David Villa oo diyaar u ah in uu ku soo noqdo kooxda Barcelona Tababarkeeda thumbnail

 

Xidiga xulka Spain iyo kooxda Barcelona ayaa markaan diyaar u ah in uu ku soo noqdo kooxda barcelon oo uu ka maqnaa mudo dheer sababo dhaawac awgeed

David villa ayaa ka jabay lug intii lagu gudo jiray koobka qaaradaha oo ay kooxda Barcelon lala lahayd ciyaar koox lagu magacaabo Al sadd

” Waxaan suguyaa inta ay ii dhamaanayso fasaxayga aan kula jooga familkayaga ah ayuu sheegay Villa oo fasax ku jooga dalka Uestria

Waxaan la kulmay dhaqtarkayga waxaa uu ii sheegay in aan taam ahay oo aan ku biiro karo kooxda inteeda kale

David villa ayaa sidoo kale ka hadlay koobkii ay qaadeen xulkiisa ee Euro 2012 oo uu ku seegay dhaawaca

Waan ku faraxasanahay in spain ay qaado koobkaas waayo waa xul qatar ah lkn waxaan ka xumahay dhaawaca aan ku seegay lkn waab ku faraxsanahay guushaas ay gaaraan xidigaha xulka spain ayuu hadalkiisa ku sii gabagaboobey

30 jirkaan ayaa la filayaa in uu dib ugu soo noqdo ciyaaraha mar dhow si uu ugu mid noqdo xidigaha kooxda barce ay la shar atagi doonto mar dhaw marka la furo xili ciyaareedka soo socda

Number of View :121

Install the ratings plugin

Popularity:
119 views
Comments:
None
Toolbar:
Print This Post Print This Post add your comment add this to delicious add this to digg share this on facebook Stumble this item




XHTML: You can use these tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

SOCIALISE WITH US:     YouTube   ·   Twitter   ·   Facebook   ·   Flickr   ·   Gal!!!   ·   MySpace   ·   Digg   ·   Technorati

Halkan Waa Qeybta Wadasheekeysiga Skysom0.4.7
Riix Halkan Si aad ula sheekeysato Asxaab Badan ()