Photo of a big bunny rabbit!The Best In the World Web hostingWeb hosting

Ciyaaraha NEWS

Ac milan oo diiday dalab labo geesood ah oo kaag yimid kooxda PSG ( warbixin xiiso le)

Published by on July 12, 2012

Ac milan oo diiday dalab labo geesood ah oo kaag yimid kooxda PSG ( warbixin xiiso le) thumbnail

Kooxda ka dhisa garoonka San siro ee Ac milan ayaa diiday dalab labo geesood ah oo kaga yimid kooxda K u tamashlaynaysa lacagaha ay lee yihiim maalqabeenada reer Qatareed ee PSG

Psg ayaa dalab rasmi u gudbisatay kooxda Ac milan oo ay kaga doonayso gool dhaliyahooda khatarta ah ee reer sweden ee Ibrahimovic iyo difaacooda isla waaya araga ah ee thiago Silva oo ay psg ku doonayso lacago kaash ah si ay ugadato labada laacib

Ac ayaa aqbalaysa hadii ay ku helayso labadaan laacib 65 milyan taas oo ay ku fasaxayso Silva iyo Ibrahimovic

Naadiga reer france ayaa laga diiday lacag gaaraysa 46 milyan oo ay ku soo dalbadeen difaaca reer brasil iyo kooxda ac milan bishii la soo dhaafay madaxwaynaha ac milan Berlus coni ayaa ka dhago adeegay lacagtaas diidayna in naadiga laga fasaxo xidigan difaaca ah

Madaxwaynane ku xigeenka ac milan ayaa isna ka dhago adeegay in hada kooxda laga fasaxo laacibiin laf dhabar u aha iyadoo ay kooxdu ku jidho in ay suuqa ka soo kaluumaysato si ay u hesho laacibiin cusub halkii ay ka fasaxi lahayd laaciniin u safta kooxda ayuu hadalkiisa ku sheegay Andriano Galiani

Si kastaba aha ahaatee ac milan ayaa diiday in wax laacibiin ah laga fasaxo koxda waliba labadaan wiil oo kooxda laf dhabar u ah waxayna sheegeen in ay iib ka ahyn wax ciyaartooy aysan ka baxayn kooxda in wax lagu soo kordhiyo ma aheeeeeeeeeeeee

 

Number of View :212

Install the ratings plugin

Popularity:
205 views
Comments:
None
Toolbar:
Print This Post Print This Post add your comment add this to delicious add this to digg share this on facebook Stumble this item




XHTML: You can use these tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

SOCIALISE WITH US:     YouTube   ·   Twitter   ·   Facebook   ·   Flickr   ·   Gal!!!   ·   MySpace   ·   Digg   ·   Technorati

Halkan Waa Qeybta Wadasheekeysiga Skysom0.4.7
Riix Halkan Si aad ula sheekeysato Asxaab Badan ()