Ciyaaraha NEWS
Klinsman ” germany xaly waxa ay ka liiteen dhanke difaaca waana taas sabtii ugu wayanayd in ay ka haraan koobka
Published by fantastic on June 29, 2012
Halkani waa Skysom.net, ku soo dhawoow kana daalaco Markasta Wararka Soomaaliya kuwa Caalamka iyo weliba Arimaha Bulshada iyo Sports-ka
Laacibkii hore xulka germany ahna hada tababaraha xulka maraykanka ayaa shaaciyey in xulka germany sababtii ugu waynayd ee sababtay in ay ka haraan koobka euro ay ahayd in laacibiinta xulka germay ay si fiican uga soo bixin dhanka dhexda oo ahayd sababtii ugu waynayd ee sababtay in ka baxaan koobka euro 2012
” Waxay xooga saareen qaybta hore ee ciyaarta dhanka dhexda lkn italy waxa ay ciyaareysey kubad ku dhisan weerar difaac iyo controtaag aad halis u hayd ciyaaryahanada dhexda ka ciyaareyey xooga ma saarin laacibiinta A.pirlo ricardo montolivo iyo dainel deerrosi xulkuna waxay ku fashilmeen dhanka dhexda ee ciyaarta
44 jir ah tababaraha xulka USA ayaa ku eedeeyey ciyaaryahanada dhexda ciyaara sida Sami khedira Schwensteiger iyo mes’ut OZILin ay ka soo bixi waayeen shaqadii loo dhiibtay ee ahayd in ay iska adkeeyeen hawshooda dhanka dhexda
Arintaan ayaa ku soo beegmatay markii xalay Italia ay 2:1 ay ku garaacday xulka germany
Number of View :255











