Photo of a big bunny rabbit!The Best In the World Web hostingWeb hosting

Wararka Soomaaliya News

Daawo Sawirada: Dawlada Somaaliya Oo 20 Sano Kadib Heshay Koontaroolka Hawada Dalka thumbnail

Daawo Sawirada: Dawlada Somaaliya Oo 20 Sano Kadib Heshay Koontaroolka Hawada Dalka

Kulan xasaasi ah oo maanta gudaha garoonka diyaaradaha ku dhexmaray wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta,Boostada,iyo  Gaadiidka xukuumadda Soomaaliya mudane c/laahi Ciilmooge Xirsi oo ...
War-murtiyeed Ka Soo baxay Shirkii IGAD Ee Addis Ababa thumbnail

War-murtiyeed Ka Soo baxay Shirkii IGAD Ee Addis Ababa

Shir madaxeedkii wadamada urur gobaledka IGAD oo si gaar ah diiradda loogu saaray xaalada dalka Soomaaliya ayaa la soo gabagabeeyay iyadoo ...
Alshabaab Oo Soo Bandhigtey Meydka Nin Faransiis Ah(Sawiro). thumbnail

Alshabaab Oo Soo Bandhigtey Meydka Nin Faransiis Ah(Sawiro).

shabaab ayaa Bogga ay ku leeyihiin Twitter-ka goor dhoweyd Sawiro muujinaya nin Cadaan ah oo meeyd ah dhulkana yaal, qalab badan ...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Ka Qayb Galay Dibad Bax Lagu Taageerayo Xukuumadiisa. thumbnail

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Ka Qayb Galay Dibad Bax Lagu Taageerayo Xukuumadiisa.

Khamiis, 08, Nov, 2012….Banaanbax uu soo qaban qaabiyey Gobolka Banaadir laguna taageerayo xukuumadda  cusub oo  ay ka soo qayb galeen kumanaan ...
Qarax lala damacsanaa Mudane yaasha Baarlamanka oo Soomaaliya oo Muqdisho ka dhacay thumbnail

Qarax lala damacsanaa Mudane yaasha Baarlamanka oo Soomaaliya oo Muqdisho ka dhacay

Magaalada Muqdisho xarunta Dalka Maanta waxaa ka dhacay qarax xoogan oo noociisu aha kuwa ku shaqeysa waqtiga ama Time-ka Qaraxan oo lagu ...
Shabka Boosaaso oo siyaabo kala duwan uga hadlay Xukuumada Cusub ee Saacid thumbnail

Shabka Boosaaso oo siyaabo kala duwan uga hadlay Xukuumada Cusub ee Saacid

Shacabka ku dhaqan magaalada Boosaaso ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay xukuumada cusub ee uu ku dhawaaqay Raiisul wasaraha Soomaaliya Dr ...
Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya oo Cadaalad ku tilmaamay Soo magacaabistii Wasiirada Cusub thumbnail

Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya oo Cadaalad ku tilmaamay Soo magacaabistii Wasiirada Cusub

Xildhibaano ka trisan Baarlamanka ayaa siweyn u soo dhaweeyay xukuumada cusub ee uu ku dhawaaqay Raiisul wasaaraha soomaaliya. Ka dib golaha tirade ...
Raiisul wasaaraha Soomaaliya oo magacaabay Wasiiradiisa Xukuumada Cusub thumbnail

Raiisul wasaaraha Soomaaliya oo magacaabay Wasiiradiisa Xukuumada Cusub

Goor galab dhicii maanta waxa uu ku dhawaaqay raiisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdon Saacid waxa uu ku dhawaaqay Golihiisa wasiirada ...
Gudi ay ku Mideesanyihiin Dhamaan Beesha Dhulbahante EE Dagta Jubooyinka Ayaa Maanta Looga dhawaaqay Nairobi. thumbnail

Gudi ay ku Mideesanyihiin Dhamaan Beesha Dhulbahante EE Dagta Jubooyinka Ayaa Maanta Looga dhawaaqay Nairobi.

Waxaa magaalada nairobi ee caasimada kenya looga dhawaaqay gudi ay ku mideesanyihiin odayaasha iyo waxgaradka daga jubooyinka iyagoona shirkoodii ka soo ...
Dhalinyaro Soomaaliyeed oo 3 sano xabisan maxkamad la’aan oo soo saaray Cabasho iyo Codsi thumbnail

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo 3 sano xabisan maxkamad la’aan oo soo saaray Cabasho iyo Codsi

Dhalinyaro Soomaaliyed oo ku xiran xabsiyada dalkaasi Kenya ayaa Baaq codsi ah u jeediyay Maamulada Dalka ka jira iyo Dowlada Dhexe ...

Next Page »

SOCIALISE WITH US:     YouTube   ·   Twitter   ·   Facebook   ·   Flickr   ·   Gal!!!   ·   MySpace   ·   Digg   ·   Technorati

Halkan Waa Qeybta Wadasheekeysiga Skysom0.4.7
Riix Halkan Si aad ula sheekeysato Asxaab Badan ()