Photo of a big bunny rabbit!The Best In the World Web hostingWeb hosting

Ganacsiga News

Dadka reer Boosaaso oo ku dabaaldegay Xarunta Dalxiis ee Almacruuf(Sawiro) thumbnail

Dadka reer Boosaaso oo ku dabaaldegay Xarunta Dalxiis ee Almacruuf(Sawiro)

Magaalada Boosaaso xarunta gobolka Bari ayaa maanta siweyn loogaga  ciiday iyadoo Caruur iyo Cirooleba ay isugu soo bexeen goobta aadka ugu ...
CIId Wanaagsan Ciid wanaagsan Ciid wanaagsan Dhamaan Umada Islaamka meelkasta oo ay joogaan thumbnail

CIId Wanaagsan Ciid wanaagsan Ciid wanaagsan Dhamaan Umada Islaamka meelkasta oo ay joogaan

Ciid wanaagsan dhamaan Umada Islaamka gaar ahaan Umada Soomaaliyed meelkasta oo ay ku sugan yihiin. Barito waxa ay ku beegantahay Maalinta Ciidul ...
Xaflad Xariga loogaga jaray Campound Cusub oo laga furay Maagalada Gaalkacyo+sawiro thumbnail

Xaflad Xariga loogaga jaray Campound Cusub oo laga furay Maagalada Gaalkacyo+sawiro

  Magaaladda Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ayaa lagu soo kordhiyay Compound Casriya ah , kaasoo loogu tala-galay innay ku nastaan Martida, ...
Facebook oo soo wada Adeeg Aad sawirada kuu gaarka ah si qaas ah ugu diri karto saaxiibkaa thumbnail

Facebook oo soo wada Adeeg Aad sawirada kuu gaarka ah si qaas ah ugu diri karto saaxiibkaa

Shirkada Arimaha Bulshada ee Facebook islamarkaana ay aad u adeegsadaan Soomaali Badan ayaa shaacisay Adeeg Cusub oo ay dadka isticmaala isku ...
Reer Facebook, Lacag ayaa laga dhigi doonaa bogaga aad ku leedihiin Wajibuuk, La socda thumbnail

Reer Facebook, Lacag ayaa laga dhigi doonaa bogaga aad ku leedihiin Wajibuuk, La socda

Warar si hoose uga soo baxay qaar ka mid ah la taliye yaasha ninka iskale mulkiyada boga sida weyn dadka aduunku ...
Daawo Laga Qaato Cudurka HIV thumbnail

Daawo Laga Qaato Cudurka HIV

Guddi khubaro ah oo la taliya dowladda Mareykanka ayaa isku raacay daawo dadka caafimaadka qaba la siinayo si looga dhowro in ...
Ganacsatada Bosaso” Canshurtii waala kordhiyay” thumbnail

Ganacsatada Bosaso” Canshurtii waala kordhiyay”

Ganacstada Yar yar ee ku ku ganacsada Suuqa weyn ee magaalada Boosaaso ayaa muujinaya cabasho ku aadan canshuurta oo lagu kordhiyay. Qaar ...
Ganacsatada Bosaso oo Dolar wax ku gadanaya thumbnail

Ganacsatada Bosaso oo Dolar wax ku gadanaya

Ganacsatada ka ganacsata Suuqa qeyn ee magaalada Boosaaso qeybahooda kala duwan ayaa maanta ku dhaqaqay in ay joojiyaan wax ku iibsashada ...
Ganacsato Sameystay Hogaan, Boosaaso thumbnail

Ganacsato Sameystay Hogaan, Boosaaso

Daladan ayaa waxaa doortay Ganacsatada Dhoofisa Maydiga iyadoo goobta ay  doorashadu ka dhacyaday ay  goob joog ka ahayd Rugta Ganacsiga iyo ...
Kor u kaca Sicirka & hoos u dhaca dolarka thumbnail

Kor u kaca Sicirka & hoos u dhaca dolarka

Hoos dhac xoog leh ayaa ku yimid qiiamaha sarrifka lacaga Dollar-ka ee suuqyada magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, iyadoo dhanka ...

SOCIALISE WITH US:     YouTube   ·   Twitter   ·   Facebook   ·   Flickr   ·   Gal!!!   ·   MySpace   ·   Digg   ·   Technorati

Halkan Waa Qeybta Wadasheekeysiga Skysom0.4.7
Riix Halkan Si aad ula sheekeysato Asxaab Badan ()